Home Ciyaaraha Arsenal Oo Go`aamisay Mustaqbalka Smith Rowe Iyo Joe Willock , Ma Baxayaan...

Arsenal Oo Go`aamisay Mustaqbalka Smith Rowe Iyo Joe Willock , Ma Baxayaan Mise? – banaadirsom

LONDON, ENGLAND – DECEMBER 26: Emile Smith Rowe of Arsenal is greeted by Joe Willock of Arsenal as Emile Smith Rowe is substituted off and Joe Willock is substituted on during the Premier League match between Arsenal and Chelsea at Emirates Stadium on December 26, 2020 in London, England. The match will be played without fans, behind closed doors as a Covid-19 precaution. (Photo by Andrew Boyers – Pool/Getty Images)

Tababaraha banaadirsom Arsenal ee Arteta ayaa go`aamiyay mustaqbalka xiddigiisa Emile Smith Rowe  , waxaa uuna warkaan imaanayaa ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in uu baxayo .

Waxa uu macalinka sheegay in Emile Smith Rowe uu baaqi ku si ahaanayo qalcadda Emerates uuna qeyb ka yahay banaadirsom ee xilli ciyaareedka bilaabanaya

Aston Villa ayaa waddo waliba u mareysa in da`yarkaan helaan waxa ayna ka geeyeen laba dalab oo ay Arsenal soo diideen.

The Atletic ayuu Arteta  ka yiri ” bilaa shaki %100  Emile Smith Rowe waa uu nala  joogayaa”

Mar kale dalabyadii Aston Villa ayaa wax laga weydiiyay waxa uuna ku jawabaay macalinka” kama hadalyo”.

Dhanka kale tababare Artta mustaqbalka Joe Willock ayuu ka hadlay ” meel uma socdo xagaagaan wuu nala joogayaa”

 

Source link