Home Ciyaaraha Arsenal Oo Boodhak Ka Jafatay Rikoodh Xun Oo Ay Dhigtay 44 Sano...

Arsenal Oo Boodhak Ka Jafatay Rikoodh Xun Oo Ay Dhigtay 44 Sano Ka Hor. – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa guuldaro ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League kadib markii ay guuldaro kaal kulantay Banaadirsom Brentford horyaalka premier League.

Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Sergi Canos & Christian Norgaard ayaa Brentford ka caawiyay in ay Gunners dhabarka u saaraan guuldaradii ugu horaysay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Kadib guuldaradaas Banaadirsom Arsenal ayaa boodhka ka jaftay rikoodh xun oo ay ugu dambaysay 44 sano oo horyaalka Premier League ah.

Arsenal ayaa guuldaro kala kulantay koox u soo dalacday premier League markii ugu horaysay tan ilaa xilli ciyaareedkii 1976/1977 markaas oo ay guuldaro kala kulmeen Banaadirsom Bristol City.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

Source link