Home Ciyaaraha Arsenal & Manchester City Oo War Fiican Ka Helay Baacsiga Ay Ugu...

Arsenal & Manchester City Oo War Fiican Ka Helay Baacsiga Ay Ugu Jiraa Denis Zakaria – banaadirsom

Agaasimaha isboortiga banaadirsom Borussia Monchengladbach ee Max Eberl ayaa qirey in Denis Zakaria ay u badantahay in uu isaga tago banaadirsom suuqa xagaagan.

24 jirkaan ayaa wacdaro ka dhigay Bundesliga tan iyo 2017, isagoo wadar ahaan u saftay 109 kulan wuxuuna ka caawiyay kooxdiisa inay u soo baxdo Champions League.

Si kasta ha ahaatee qaab ciyaareedkiisa ayaa soo jiitay kooxo badan oo reer yurub ah oo ay ka mid yihiin kooxaha Arsenal iyo Man City.

Xilli ay banaadirsom Borussia Monchengladbach ku dadaalayso in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga Eberl ayaa qirtay in ay u badantahay in uu isaga tago banaadirsom.

Isaga oo la hadlaya wariyaasha, Eberl ayaa yidhi”Denis, waxaan isku dayeynay in aan kordhino heshiiskiisa tan ilaa bishii October, Denis iyo wakiilkiisu si cad ayay u sheegeen in uu xiddigu doonayo in uu boxo xagaagan”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Source link