Home Ciyaaraha Arintan Ma La Macno Tahay In Ay Man City Ku Fashilmi Doonto...

Arintan Ma La Macno Tahay In Ay Man City Ku Fashilmi Doonto Difaacashada Premier League Xilli Ciyaareedkan. – Banaadirsom

Man City ayaa dib u eegi doonta taariikhda iyaga oo wel-welsan sababta oo ah kaliya hal koox ayaa ku guulaystay horyaalka premier League kadib markii laga badiyay kulankii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka kooxdaas ayaana ah Banaadirsom ay xafiiltamaan ee Man United.

Banaadirsom Pep Guardiola ayaa guuldaro 1/0 ah kala kulantay Banaadirsom Tottenham kulankoodii ugu horeeyay horyaalka premier League taas oo la macno ah in ay Banaadirsom Man City ka dambayso kooxaha United, chelsea iyo Liverpool.

Banaadirsom Man City ayaa dib ugu soo laaban karta qaab ciyaareedkeedii fiicnaa laakiin taariikhda ayaa sheegaysa in ay ku fashilmi doonaa difaacashada horyaalka premier League.

Banaadirsom Man City ayaa la ciyaari doonta Banaadirsom u soo dalacday Premier League ee Norwich City Sabtida iyaga oo isha ku haya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib guuldaradii Tottenham.

Kadib Banaadirsom Pep Guardiola ayaa la ciyaari doonta Banaadirsom Arsenal kulan adag oo ka tirsan todobaadkii 3-aad ee horyaalka Premier League ka hor inta aan la galin fasaxii ugu horeeyay ee xulalka.

Source link