Home Ciyaaraha Arintan Ma La Macno Tahay In Ay Arsenal Ku Dhawdahay Saxiixa Manuel...

Arintan Ma La Macno Tahay In Ay Arsenal Ku Dhawdahay Saxiixa Manuel Locatelli – banaadirsom

Sassuolo ayaa xaqiijisay inay wadahadalo kula jirto koox kale si ay u iibiso xidigeeda qadka dhexe Manuel Locatelli Inta lagu jiro suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.

Xiddiga 23 jirka ah ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican tartaka Euro 2020 ee xulka Italy waxana si weyn loola xidhiidhinayay kooxaha Arsenal iyo Juventus.

Manuel Locatelli ayaa doonaya in uu ku biiro banaadirsom Juventus laakiin Madaxa fulinta banaadirsom Sassuolo Giovanni Carnevali ayaa sheegay in koox ka baxsan wadahlo kula jiraan si ay uga iibiyaan xiddiga.

“Waxa aan wadahadalo ku saabsan Locatelli kula jirnaa koox dibada ah, wadahaladuna waxa y marayaan meel horumar leh”Giovanni u sheegay Sky Sport.

“Waxa aan la kulmi doonaa Juventus maalmaha soo socda laakiin ma jiraan wax wadahadalo ah oo aan kula jirno banaadirsom Juventus”.

Source link