Dhacdo aad u murugo badan oo kadhacday magaalada Muqdisho kadib markii Gabar

Waxaa la xaqiijiyay Geerida Faaisa Maxamed oo kamid ahayd Dhalinyarada Dhuusamareeb inay isku dishay magalada Muqdisho sabab aan ilaa iyo hadda la ogeyn.

Dhacdadaan ayaa maanta oo Arbaco aheyd ka dhacday xaafada Haanta Dheer ee degmada Hodan.

Ehelada Gabadha waxay sheegeen inaysan la wadaagin Marxalad kusoo korotay.
Waxay adeegsatay Gabadhaan xarig kadibna ay qoorta gishatay oo ay isku daldashay.

Waa dembi weyn in qof is dilo Oo naftiisa hooyo,oo xitaa naar ayaa lagu muteysan karaa sida alle noo sheegay. 5fda776f41484