DAAWO: Naciima Jookar Oo Ka Xanaaqday Su’aal Adag Oo La Waydiiyay

Jilaaga Caanka Ah Naciima Jookar Oo Ka Xanaaqday Su’aal Culus Ay Waydiiyeen Dadka Ku Xiran Bogeeda Facebooka Su’aashaan Ay Ka Xanaaqday Oo Qaab Commenti Ahaan Ah Loogu Sooqoray Balse Markii Dambe Ay Muuqaal Video Ah Usoo Duubtay Ayadoo U Sharaxeeso Dadkii Soowaydiiyay Su’aashaan Qalafsan oo Ay Guud Ahaan Hablaha Soomaalida Kawada Xanaaqaan.

Naciima Jookar Oo Si Farsameesan Uga Jawaabtay Balse Diiday Cidi Soowaydiisay Suaashaas Waxayna Kaga Baxday Dumarka Iyo Ragga Labba Sheeyba Lama Waydiiyo Midaas Oo Ah Tan Dumarka Da’da Ay Jirto Iyo Sababta Loo Soofuray Sido Kalana Ragga Lama Suaalo Kabta Uu Xirto Size Kiisa Waxaa Sidaa Jawaab Kooban Ku Dhahday Naciima Jookar, Nala Daawada Muuqaalka Oo Dhameestiran.
5fee31586d48e