Home Ciyaaraha Antoine Griezmann Oo Heshay Wado Ay Isaga Taqalusayso Antoine Griezmann & Liverpool...

Antoine Griezmann Oo Heshay Wado Ay Isaga Taqalusayso Antoine Griezmann & Liverpool Oo Ka Naxday Qorshahaas – banaadirsom

banaadirsom Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarinayso qorshe ka nixinaya banaadirsom Liverpool isla markaasna ka caawinaya in ay iska dirto xiddiga Antoine Griezmann kaas oo ah in ay u soo bandhigto banaadirsom Atletico Madrid si uu uga qayb noqdo heshiiska ay ku doonayaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Saul Niguez.

banaadirsom Ronald Komena ayaa doonaysa in ay yarayso mushaharka ay bixiso xiddiga Antoine Griezmann ayaana ka mid ah xiddigaha ugu mushaharka badan banaadirsom.

Dhanka kale Saul Niguez ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa banaadirsom Liverpool kuwaas oo doonaya in ay ku xoojiyaan khadka dhexe xilli ciyaareedka dambe.

Wargayska Football Espana ayaa sheegaya in ay Barcelona diyaar u tahay in ay xiddiga Griezmann U soo bandhigto Atletico Madrid iyada oo banaadirsom ku guulaystay horyaalka La Liga doonayso in ay aqbasho dalabkaas.

Atletico Madrid ayaa dalban doonta lacag dhan 17 milyan oo dheeraad ah si ay ugu ogolaato in uu Niguez ku biiro Barcelona waana lacag ay banaadirsom Barcelona diyaar u tahay.

Source link