Home Ciyaaraha Antoine Griezmann Oo Barcelona U Sheegay Halka Koox Ee Uu Doonayo In...

Antoine Griezmann Oo Barcelona U Sheegay Halka Koox Ee Uu Doonayo In Uu Ku Biiro. – banaadirsom

Xiddiga banaadirsom Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa in uu banaadirsom Barcelona u tilmaamay halka koox ee uu ku biirayo xagaagan hadii uu ka tagayo banaadirsom.

banaadirsom Barcelona ayaa doonaysa in ay iska fasaxdo xiddiga Antoine Griezmann iyaga oo doonaya in ay dhimaan mushaharka ay kooxdu bixiso si ay heshiis cusub uga saxiixato Lionel Messi.

Wargayska MARCA Ayaa sheegaya in uu xiddiga Antoine Griezmann u sheegay banaadirsom Barcelona in uu kaliya doonayo in uu ku biiro banaadirsom Atletico Madrid hadii uu ka tagayo banaadirsom xagaagan.

Antoine Griezmann ayaa xiiso ka helaya kooxo badan oo premier League ah iyo waliba kooxaha PSG iyo Bayern Munich laakiin xiddiga reer France ayaa doonaya kaliya ku laabashada Atletico Madrid.

Si kasta ha ahaatee banaadirsom Barcelona ayaa ku dhibaatoonaysa in ay Atletico Madrid kala heshiiso saxiixa is dhaafsiga xiddigaha Antoine Griezmann iyo Saul Niguez iyada oo wadahaladu bur-bureen.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Tahay In Aad Ka Fogaato Nininow, Mida 4-aad Ayaa Ugu Halis Badan.

Source link