AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha Ee Somalia




Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii Cusub Cudurka Coronavirus ah lagana diiwaangeliyay dalka  muddo  24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la baaray 1,323 ruux, balse cudurka laga helay 209 qof.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,323

o Laga Helay: 209

o Banadir: 181

o Somaliland: 28

o Lab: 140

o Dhedig: 69

o Dhimasho: 11

o Bogsashada: 21

Tirada Guud ee Laga Helay: 7,727

Bogsashada Guud: 3,867

Dhimashada Guud: 260

 



Source link