Akhriso: War-muriyeedkii Golaha Wadaashiga Qaran (18 Qodob iyo Arimihii ugu Adkaa oo laga gudbay)

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran uu hoggaaminaayay RW Rooble ayna ka soo qeyb galeen dhammaan Madaxda Dowlad Gobaleeydyada Dalka iyo Guddoomiyaha Gobalka Banadir ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban illaa 18 qodob.

Shirka oo ka furmay Muqdisho 3 janaayo 2022 ayaa diiradda lagu saaray arimaha Doorashooyinka oo ay ka mid yihiin hagaajinta hufnaanta doorashada, dhameystirka doorashada Golaha Shacabka, waqtiyeenta dhameystirka doorashada Golaha Shacabka iyo Xaqiijinta amniga doorashada.

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kullamo la yeelatat daneeyasha Arimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Beesha Caalamka, Midowga Musharraxiinta iyo Bulshada rayidka.

Qodobada ay ku heeshiiyeen waxaa ka mid ah

In Amniga Madtooyada lagu wareejiyo AMISOM

In doorashada lagu soo gabgabeeyo 15 janaayo illaa 25 Febaraayo

Halkaan ka akhriso Warmurtiyeedka Shirka Golaha Wadatshiga Qaran:

Source link