Home Ciyaaraha Ac Milan Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Olivier Giroud – banaadirsom

Ac Milan Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Olivier Giroud – banaadirsom

banaadirsom Ac Milan ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga weerarka ka ciyaara ee Olivier Giroud kaas oo ay kala wareegtay banaadirsom chelsea.

banaadirsom Ac Milan ayaa xaqiijisay in uu Olivier Giroud qalinka ku duugay heshiiska uu ugu biiray banaadirsom isaga oo isaga tagay banaadirsom Chelsea oo uu muddo la joogay.

Ac Milan ayaa xaqiijisay in uu Olivier Giroud banaadirsom u xidhan doono No.9 isaga oo ka tagay Magaalada London Muddo 9 Sano ah oo uu joogay halkaas oo uu uga soo ciyaaray Arsenal iyo chelsea.

banaadirsom Ac Milan ayaa Olivier Giroud ka bixisay 1 milyan oo euro iyo waliba lacag hal milyan oo kale oo Guno ah oo ku xidhan qaab ciyaareedka xiddiga.

Olivier Giroud ayaa qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu kula joogi doono banaadirsom Ac Milan isaga oo ka garab ciyaari doona Ibrahimovic kaas oo banaadirsom u ciyaara.

Source link