Home Ciyaaraha 6-da Xiddig Ee Ay Liverpool Doonayso In Ay Iska Iibiso Xagaagan Oo...

6-da Xiddig Ee Ay Liverpool Doonayso In Ay Iska Iibiso Xagaagan Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayay muddo 10 maalin uga hadhay suuqa xagaagan iyada oo uu Wakhtigu ka dhacayo Jurgen Klopp si uu u xoojiyo kooxdiisa.

Tababaraha reer Germany ayaa keenay xiddiga Ibrahima Konate kaas oo uu 35 milyan oo euro ugu keenay Banaadirsom isaga oo kala soo wareegay Banaadirsom RB Leipzig bilowgii suuqa xagaaga.

Laakiin Inkasta oo lala xidhiidhinayo xiddigaha Manuel Locatelli, Saul Niguez & Florian Neuhaus ma jiraan xiddigo cusub oo Banaadirsom yimid ilaa haatan.

Liverpool ayaa wajaysa shaqo adag si ay u dhinto kooxdeeda kuna gudbiso 25-ka xiddig ee laga doonayo horyaalka premier League.

Reds ayaa haatan 31 milyan ku iibisay xiddigaha Harry Wilson, Marko Grujic & Taiwo Awoniyi kuwaas oo aan ka mid ahayn qorshaha tabbare Jurgen Klopp ee xilli ciyaareedka cusub.

Laakiin Liverpool ayaa haatan doonaysa in ay iska iibiso 6-da xiddig ee Divock Origi, Xherdan Shaqiri, Loris Karius, Nathaniel Phillips, Ben Davies Iyo Sheyi Ojo.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 5 Arin Oo Hadii Uu Ninku U Sameeyo Gabadha Ayna Waligeed Ku Iloobin Ninkaas

Source link