Home Ciyaaraha 4 Xiddig Oo Barcelona Ah Oo Dhaxli Kara No.10-kii Uu Ka Tagay...

4 Xiddig Oo Barcelona Ah Oo Dhaxli Kara No.10-kii Uu Ka Tagay Lionel Messi. – Banaadirsom

Marka hadal haynta Lionel Messi ee ku biirista PSG dhamaato waxa bilaaban doonta muranka ah ayaa xidhan doona No.10-ka Barcelona.

Xiddiga Lionel Messi ayaa Banaadirsom Barcelona u xidhnaa No.10  13 ka mid ah 17-kii sano ee uu u ciyaarayay Banaadirsom 1-aad haatan laakiin xiddig kale ayaa yeelan doona.

Xidhiidhka La Liga ayaan ogolayn in la mamnuuco in ay xiddigo kale xidhaan maaliyada Sidaas darteed Barcelona ayaa ku qasbanaan doonta in ay xiddig kale siiso Maaliyada xilli ciyaareedka cusub

Arintaas ayaa la macno in ay Barcelona maalmaha soo socda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ku dhawaaqi doonto xiddiga xidhan doona No.10 xilli ciyaareedka cusub iyo wixii ka dambeeya.

Wargayska Express Sport ayaa sheegay in ay jiraan 4 xiddig oo xidhan doona ama Lionel Messi ka badali doona No.10 kuwaas oo kala ah Sergio Aguero, Pedri, Memphis Depay ama da’yarka Iliax Moriba.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Xada Qalbiga Gabadha & Qoyskeeda Aragtida Ugu Horaysa

Source link