Home Arimaha Bulshada 4 Calaamad Oo Aad Ku Ogaan Kartid Gabadha Ku Jecel Laakiin Doonaysa...

4 Calaamad Oo Aad Ku Ogaan Kartid Gabadha Ku Jecel Laakiin Doonaysa In Aad Daba Orodo, Qodobka 1-aad Ayaa Muhiimsan. – Allsomali.net


Dumarka ayaa inta badan ah noole sir badan iyaga oo ay adagtahay in la fahmo sidoo kale ay adagtahay in ay afka ka sheegato waxa ay doonayso.

Gabadhu xitaa hadii ay wiilka jeceshahay way adagtahay in ay u qirato waxana ay doonaysaa in uu Ninku ka daba ordo waliba raadiyo.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 4 calaamad oo muujinaya in ay Gabadhu ku jeceshahay laakiin ay doonayso in aad ka daba orodo oo aad raadiso.

1.Waxay si joogto ah kaaga sheekeysaa ragga kale ee iyada xiiseynaya ee jecel inay shukaansadaan.

2.Waxay had iyo jeer dooneysaa inay kula joogto laakiin waxa ay diidaysaa caawintaada marka aad isku daydid in aan caawiso.

3.Gabadhu Marka Ay Ku Jeceshaay waxa ay kuu arkaysaa mid qosol badan laakiin waxa ay diidaysaa in ay qirato arintaas, tusaale ahaan hadii ay ku qososho hadal walba oo aad tidhaahdo laakiin ay qiri waydo.

4.Way masayraysaa mar walba oo ay kugu aragto adiga oo la hadlaya Gabdhaha kale laakiin ay u dhaqanto in ay wax walba si fiican u socdaan.

Source link