Home Ciyaaraha 10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Banaadirsom Man City – Banaadirsom

10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Banaadirsom Man City – Banaadirsom

Tan ilaa markii uu milkiilaha Sheikh Mansou la wareegay Banaadirsom sanadkii 2008, Man City ayaan ka xishoon in ay lacag waali ah suuqa galiso.

Maalmo yar kadib markii uu la wareegay Banaadirsom waxa uu 38.7 milyan kula soo saxiixday xiddiga Robinho iyada oo Citizen suuqa galisay lacag dhan 1.5 bilyan euro.

Tan ilaa markii uu Pep Guardiola tababaraha u noqday Banaadirsom, City ayaa sii laba jibaartay lacag galinta suuqa iyada oo la soo saxiixatay 35 xiddig oo ay kula soo wareegtay lacag dhan 918 milyan euro tan ilaa sanadkii 2016.

Xiddiga Jack Grealish ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee uu Guardiola suuqa u jabiyay iyada oo kooxdu ka soo bixisay lacag dhan 105.75 milyan oo euro khamiistii.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa 10-ka saxiix ee ugu qaalisan Banaadirsom Man City intii uu Pep Guardiola joogay Banaadirsom:

  1. Jack Grealish £105.75m:

Man City ayaa Grealish ka dhigtay saxiixeedii ugu dambeeyay isaga oo noqday saxiixa ugu qaalisan taariikhda Banaadirsom Man City iyaga oo xiddiga ka soo bixiyay lacag dhan 100 milyan oo euro iyo 5 milyan oo gunooyin ah.

  1. Ruben Dias £61.2m

Xiddigan ayaa markii hore ahaa saxiixa ugu qaalisan Banaadirsom Pep Guardiola ka hor intii uuna Grealish ku soo biirin Man City, Dias ayaana Banaadirsom xilli ciyaareedkii hore ka caawiyay ku guulaysiga premier League.

3. Riyad Mahrez £61.02m
=5. Joao Cancelo £58.5m
=5. Aymeric Laporte £58.5m
6. Rodri £56.43m
7. Benjamin Mendy £51.75m
8. John Stones £50.04m
9. Kyle Walker £47.43m
10. Leroy Sane £46.8m

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Quruxda Badan Ee Ayna Dumarku Ka Baxsadaan Xitaa Quruxdiisa, Iska Baadh Sifooyinkaas

Source link